Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/prof: axmed muumin warfaa( prof:warfaa) faaiidada dalagyada beeraha somaliya ,sisinta,liinta ,xabkaha iyo faleenka.

  Waraysigan oo aqoon badan xambaarsan waxaa golaha1960 bulshada Somaliyeed iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan u mariyey Prof:Axmed Muumin Warfaa (Prof:Warfaa).

Aqoonyahanku wuxuu ka mid yahay Aqoonyahanada caalamka ku soo kordhiyey aqoonta dheeraaadka ah ,waa aqoonyahan ku takhasusay cilmiga BEERAHA,isagoo Jamaacado badan ka noqday BARE iyo CILMIBAARE, Prof Warfaa wuxuu aqoonta dhirta ku soo kordhiyey ilaa 53 nooc oo dhir ah .

Aqoonyahanku wuxuu waraysiagan aad ugu faahfaahiyey noocyada iyo faaiidada ay leeyihiin XABAGTA IYO FALEENKU,  Saliida SISINTA ,LIINTA kala duwan MOOSKA iyo dhir badan oo faaiido u leh dadka kana baxada somaliya aana laga faaiideysan aqoon daro adarteed.   Waa waraysi Aqoon badan xambaarsan   ha moogaan.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *