Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/prof warsame xasan ali ayaa uga waramay golaha1960 madaxweyne farmaajo,howlaha u yaala, lana dardaarmay somali

pro warsame

Waraysigan uu siiyey PROF  Warsame Hasan Ali  oo ah lataliyaha Madaxweyne Maxamed A Farmaajo  golaha1960,iyo websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin ,Prof Warsame wuxuu aad ugu dheeraaday aqoonta uu u leeyahay Madaxweynaha,  caqabadaha horyaala iyo sida uu uga gudbi karo .

Sidoo kale DARDAARAN   dheer oo uu ummadda somaliyeed u soo jeediyey iyo waxa dowladda cusubi uga baahan tahay  dadweynaha somaliyeed meel kasta oo ay ku nool yihiin.

Weriye Dhegood

Web,Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha iyo golaha1960

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *