waraysi/q:2aad ee maamulaha xarunta cumar & company ee cashuuraha iyo talo bixinta maxamed cumar
|Q:2aad /Waraysiga aqoonyahanku wuxuu kaga waramay qaababka u gu fiican ee dadku u buuxin karaan cashuuraha ,ha ahaadaan dadka ka shaqeeya kembeniyada ama ganacsata dukaamaleyda ah iyo dad iskood u shaqaysta ,sidoo kale wuxuu dadka uga tala bixiyey siyaalaha ay isaga ilaalin karaan dembiyada uga yimaada dhinaca laanta cashuuraha dalka Maraykanka.
Weriye Dhegood