Waraysiga uu xildhibaanku siiyey golaha 1960,golaha codka shacabka somaliyeed.wuxuu aad ugaga waramay xaaladda guud ee dalka somaliya uu hadda marayo ,higsiga 2016ka iyo qaybta kaga aadan baarlamaanka federalka ,iyo guud ahaa xaaladda puntland iyo dagaalka ay kula jirto cadowga somaliyeed.