Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

warbixin/ aqoonyahan faysal cabdi rooble oo ka hadlay xaalada guud iyo dhibaatooyinka ka jira dowlad deegaan ka somalida itoobiya

Warbixintan uu Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan Waa warbixin   xambaarsan arimo badan oo xasaasiya ahna kuwa ku xeeran hadda dhulka somalida ee Itoobiya gumeysato.Dhibaatooyinka dadka Somalida haysta ee qaxa  iyo barakaca  loo qaxay somaliya gudaheeda ,Duulaanka qaawan ee Dowlada federalak Itoobiya ku soo qaaday Dhulkaasi dhimashada iyo dhaawca ka dhashay .Burburinta la burburiyey maamulkii ka jirey Dhulkaasi,iyo Iscasilaada Cabdi Iley.  Sidoo kale waxa uu Faysal Rooble aad ugu dheeraaday Talaabooyinka ay Somali u baahan tahay iney qaado si ay uga gudubto caqabadaha hadda la soo diristey.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *