Hambalyo/ dadweynaha somaliyeed ee ku midoobey golaha1960 oo u aqoonsaday yihiin shacabka iyo maamulka puntland iney yihiin kuwo gutay waajibaad somalinimo sanadkii 2017kii.

(Golaha1960)  Doorashadan oo ay ka qayb galeen dadweynaha Somaliyeed ee mambarka ka ah iyo kuwa aan mambarka ka ahayn ee dhegeysta Golaha1960 .golaha codka shacabka somaliyeed. Doorashadaasi oo lagu dooranayey ciddii wax muuqda oo caawimo ah ama waxqabad dhab ah  u qabtay ummada somaliyeed .iyadoo dhoorashadaasi lagu tartansiiyey   SIDA SHAKHSIYAADKA,URURADA,SIYAASIYIINTA.MADAXDA MAAMULADA,MADAXDA DOWLADA FEDERALKA IYO SHACABKA … Continue reading Hambalyo/ dadweynaha somaliyeed ee ku midoobey golaha1960 oo u aqoonsaday yihiin shacabka iyo maamulka puntland iney yihiin kuwo gutay waajibaad somalinimo sanadkii 2017kii.