waraysi/ siyaasi cabdullahi ciilmooge xirsi /amniga dalku waa masuuliyad saaran dowlada iyo d/goboleeda,jubaland waxay u baahan tahay isbedel(golaha1960)

        Waraysigan oo uu Siyaasi Cabdullahi Ciilmooge siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan  wuxuu kaga hadlay in aan dowlada federalku waxba ka qaban AMNIGA  sanadkii hore ,loogana baahan yahay in iyada iyo dowlad goboleedaduba xil iska saaraan sidii ay u xorayan lahaayeen dhulka cadowgu haysto. Sidoo kale wuxuu aad ugu dheeraaday … Continue reading waraysi/ siyaasi cabdullahi ciilmooge xirsi /amniga dalku waa masuuliyad saaran dowlada iyo d/goboleeda,jubaland waxay u baahan tahay isbedel(golaha1960)