Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ siyaasi cabdullahi ciilmooge xirsi /amniga dalku waa masuuliyad saaran dowlada iyo d/goboleeda,jubaland waxay u baahan tahay isbedel(golaha1960)

        Waraysigan oo uu Siyaasi Cabdullahi Ciilmooge siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan  wuxuu kaga hadlay in aan dowlada federalku waxba ka qaban AMNIGA  sanadkii hore ,loogana baahan yahay in iyada iyo dowlad goboleedaduba xil iska saaraan sidii ay u xorayan lahaayeen dhulka cadowgu haysto.

Sidoo kale wuxuu aad ugu dheeraaday in Dowlad goboleedka Jubaland wakhtigii dheeraa ee Maamulakani jirey ay ka gaabiyeen wax qabadkii looga baahnaa ee sida xoraynta dhulka au haystaan Cadowgu ,isku xirka maamul ee degmooyinka xorta ah ,horumarinta waxqabadka bulshada,daadejinta maamulka,iyadoo uu sheegay dadka reer jubaland u baahan yihiin hogaan wax ka qaban kara baahiyahooda gaarsiina kara meesha ay higsanayaan.

Weriye Abwaan Maxamud.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *