Aqoonyahan Faysal cabdi rooble oo su’aalo muhiima ay ka waydiiyeen aqoonyaho kala duwan shirkii dalka jabuuti.

 (Golaha1960) Su’aalo aad u mihiima ayey si toosa u weydiiyeen AQOONYAHANO IYO SIYAASIYIIN  kala jooga dalalka AMARAYKANKA, UK   IYO DALKA  USTAREELIYA aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo ka qaybgalay shirkii ka dhacay dalka Jabuuti(bisha Diisambar 2017) ee ay soo qaban qaabisay Hay’adda HERETEYJ .kaasi oo lagaga hadlay isku xinaanshaha,isdhaafsiga ganacsiga iyo wax wada qabsiga dadka somaliyeed … Continue reading Aqoonyahan Faysal cabdi rooble oo su’aalo muhiima ay ka waydiiyeen aqoonyaho kala duwan shirkii dalka jabuuti.