dood/ cabdidahi m yey,cawil xirsi,cabdullahi ciid iyo siciid c nugaal ay ku falanqeeyeen puntland iyo maanta amniga, horumarka,dib u dhaca,xuduudaha,dhaqaalaha iyo hogaanka

  Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda taasoo lagu falanqaynayo PUNTLAND SHALAY IYO MAANTA. ee dhinacyada AMNIGA, XUDUUDAHA  gobolada SOOL ,SANAAG iyo MUDUG ,SICIR BARARKA,SIYAASADDA ,DIB U DHACA iyo HORUUMARKA DALKA ku yimid Puntland iyo weliba dhaliilo ay u soo jeediyeen HOGAANKA PUNTLAND. Doodatan oo ah mid aad … Continue reading dood/ cabdidahi m yey,cawil xirsi,cabdullahi ciid iyo siciid c nugaal ay ku falanqeeyeen puntland iyo maanta amniga, horumarka,dib u dhaca,xuduudaha,dhaqaalaha iyo hogaanka