prof: anwer maxamed diiriye ayaa ka waramay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay qoraalka far somaligu

   Prof Anwer Maxamed Diiyriye oo golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan uga gudbiyey barnaamijkan oo aad u xiisa badan xambaarsana taariikh ay dadka somaliyeed aqoon badan ka kororsayaan ahna taariikhaha ugu mudan ee aaney dadka somaliyeed marnaba ilaaweyn . Prof Anwer wuxuu aad uga waramay taariikhii dheerayd ee uu afka somaligu soo maray  iyo … Continue reading prof: anwer maxamed diiriye ayaa ka waramay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay qoraalka far somaligu