prof: anwer maxamed diiriye ayaa ka waramay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay qoraalka far somaligu
|Prof Anwer Maxamed Diiyriye oo golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan uga gudbiyey barnaamijkan oo aad u xiisa badan xambaarsana taariikh ay dadka somaliyeed aqoon badan ka kororsayaan ahna taariikhaha ugu mudan ee aaney dadka somaliyeed marnaba ilaaweyn .
Prof Anwer wuxuu aad uga waramay taariikhii dheerayd ee uu afka somaligu soo maray iyo halkii uu ka soo bilwday.Sidoo kale wuxuu aad uga waramay dadkii wakhtiga badan geleyey iney mar uun dadka somalidu helaan far ay iyagu leeyihiin iyo raggii isku hawlayba.
Weriye Dhegood