waraysi/ aqoonyahan xasan farax shire ayaa jawaab ka bixiyey hadal ay xildhibaano kaga soo horjeensadeen magacaabida dagmada( yeed) ee g/bakool

    Waraysigan uu Aqoonyahan Xasan Farax Shire oo ka tirsanaa madaxdii sare ee wasaarada arimaha gudaha somaliya dowladii kacaanka, siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu ka waramay qaababkii kala duwanaa ee loo magacaabi jirey Degmaayinka iyo Gobolada dowladihii kala duwanaa ilaa intii aynu xoriyada qaadanay. Sidoo kale Xasan Farax wuxuu aad uga waramay degmooyinka … Continue reading waraysi/ aqoonyahan xasan farax shire ayaa jawaab ka bixiyey hadal ay xildhibaano kaga soo horjeensadeen magacaabida dagmada( yeed) ee g/bakool