waraysi/ garyaqaan ismacil cali maxamed casayr oo u sharaxan( senator) columbus ohio u s a

  Waraysigan oo aad u xiisa badan oo uu Musharax Garyaqaan Ismacil Ali Maxamed Casayr siiyey golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan . Musharax Garyaqaan Ismacil Ali  Mahamed wuxuu u sharaxan yahay SENATOR COLUMBUS OHIO  ee dalka Maraykanka.Wuxuu sheegay inuu yahay qofkii ugu horeeyey ee somali ah ee ka tartama gobolka OHIO ,wuxuuna sheegay in … Continue reading waraysi/ garyaqaan ismacil cali maxamed casayr oo u sharaxan( senator) columbus ohio u s a