waraysi/ prof warsame xasan ali,waxqabadka dowlada,faragelinta wadamada shisheeye,caqabadaha mooshinku keeni karo —-

  Waraysigan uu Prof: Warsame Xasan Ali uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,Waxaanu kaga waraysanay Waxqabadkii dowlada federalka ee dhinacyada kala duwan iyo dib u dhaca ku yimid wasaaradaha iyo hay’adaha qaarkood. Sidoo kale Prof  Warsame Xasan Ali  wuxuu ka hadlay Fargelinta wadamada shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo dhibaatooyinka ay u keenso … Continue reading waraysi/ prof warsame xasan ali,waxqabadka dowlada,faragelinta wadamada shisheeye,caqabadaha mooshinku keeni karo —-