Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ prof warsame xasan ali,waxqabadka dowlada,faragelinta wadamada shisheeye,caqabadaha mooshinku keeni karo —-

  Waraysigan uu Prof: Warsame Xasan Ali uu siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,Waxaanu kaga waraysanay Waxqabadkii dowlada federalka ee dhinacyada kala duwan iyo dib u dhaca ku yimid wasaaradaha iyo hay’adaha qaarkood.

Sidoo kale Prof  Warsame Xasan Ali  wuxuu ka hadlay Fargelinta wadamada shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo dhibaatooyinka ay u keenso dalkeena.

Mooshinka hadda ka dhex socda Baarlamaanka dhibaatooyinka iyo dib u dhaca uu keeni doono.Sidoo kale wuxuu ka hadlay arimaha muhiimka ah ee loo baahan yahay inay dowladu sida ugu dhakhsaha badan ugu talaabsato ee dhinacyada siyaadasa,difaaca iyo la xisaabtanka wasaaradaha iyo hay’adaha dowlada dhinaca waxqabadkooda. iyo talo bixin balaaran oo uu dadka somaliyeed u diray.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *