waraysi/ Shiikh nuur baaruud oo ka waramay isherdiga dowlada iyo mucaaradka,howlaha gargaarka iyo gurmadka ciidamada

    Waraysigan oo uu Shiikh Nur Baaruud siiyey golaha1960 wuxuu kaga waramay Gudiyada uu xubnaha ka yahay howlaha ay dadweynaha u hayaan sida qaybinta gargaarka, dhacdadii Isgooska Soobe,Taakulaynta ciidamada. Sidoo kale Shiikhu wuxuu ka waramay mucaaradka dowlada ee dowlad dumiska ah ,awooda dowlada federalka , howsha ay hayaan Wadaadadu Caqabadaha dowlada federalka horyaal iyo khaladaadka … Continue reading waraysi/ Shiikh nuur baaruud oo ka waramay isherdiga dowlada iyo mucaaradka,howlaha gargaarka iyo gurmadka ciidamada