waraysi/gudoomiyaha maxamed Qaarey iyo xoghayaha difaaca kornayl cabdiwaaxid ee ururka ssb ayaa waraysi xiiso badan siiyey golaha1960

    Waraysigan oo isugu jira xog qarsoonayd iyo wacyi gelin oo ay ururka SSB u soo gudbiyeen dadka reer Maakhir iyo dadka reer Puntland oo ku aadan BUURAHA CAL _MADOW iyo CAL_MISKAAD  oo ay buurahaasi ku dhuumaalaystaan dhibaatooyin isdaba joogana ka geystaan dhulkaas  ururada argagaxisada ee alshabaab iyo daacis . Sidoo kale waxay aad … Continue reading waraysi/gudoomiyaha maxamed Qaarey iyo xoghayaha difaaca kornayl cabdiwaaxid ee ururka ssb ayaa waraysi xiiso badan siiyey golaha1960