waraysi/mushraxa jardiinooyinka (PARKS minneapolis) mudane cabdi gurxan maxamed ayaa waraysi siiyey golaha1960.

  Waraysigan oo xanbaarsan faaiidooyin badan oo aaney somalidu ogeyn oo ay jardiinooyinka (PARKS MINEAPOLIS) balbalaaran ee ku yaala magaaladu u leeyihiin dhalinyada, qoysaska iyo mujtamaca somaliyeed ee ku nool dalka Maraykan ayuu ku faahfaahiyey Musharax Cabdi Gurxan Maxamed oo musharax u ah jagadaasi bishan 11 /2017ka . Sidoo kale Cabdi Gurxan wuxuu ka waramay qorshahiisa … Continue reading waraysi/mushraxa jardiinooyinka (PARKS minneapolis) mudane cabdi gurxan maxamed ayaa waraysi siiyey golaha1960.