
Wararka
Puntland oo shaacisay in ay ciidamadeeda ku biirayaan dagaalka Alshabab looga xorraynayo koonfurta Mudug
| September 1, 2021
Puntland ayaa sheegtay in ay ka qeyb galayso dagaalka ururka Alshabab looga xorraynayo deegaannada kuyaalla koonfurta gobolka Mudug, iyadoo halkaas ay gaareen cutubyo katirsan ciiddamadeeda Puntland iyo saraakiil
Read More

