Barnaamijka suugaanta ee golaha1960 ayaa Q:8aad ee suugaantiisa waxaa ku soo bandhigay Abwaan Maxamud Axmed Cabdalle .Q:8aad waxaa ka heleysaa gabayo aad dhuuxa ,lafaha iyo jidhkaba ku
Dr Cabdulqadir Dhega cadde wuxuu aad uga waramay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku dhawacmay qaraxii ay cadowga somaliyeed ka geysteen Magaaladda gaalkacayo,iyo baahida ka jirta cusbitaalka
Guddiga Federaalka ah ee Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan 2016-ka (GFHDD) ayaa shir jaraaid ku qabtay magaalada muqdisho, kaasoo ay ug hadleen qorshaha doorashada la filayo inay dalka
Waraysiga oo ka duwan noocyada waraysi ee ay weriyayaasha somaliyeed u waraystaan siyaasiyiinta ,kana xiisa badan . Waraysigan waxaa Xildhibaanka la yeeshay dadweynaha xubnaha ka ah golaha1960,iyagoo si