Dowladda dalka Kenya ayaa war cusub ka soo saartay ciidamadeeda ka tirsan howl-galka Midowga Afrika ee AMISOM ee jooga ee Soomaaliya, maadaama la gaaray xilligii bixitaankooda ee ay
Madaxweynaha Dowlada goboleed Jubaland, Axmed Madoobe ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay Senator-da ka imaanaya Jubbaland ee Aqalka Sare, oo uu sheegay
Xildhibaan Khadar Cali Xakiin oo ka tirsan xisbiga mucaarad ka ah ee Waddani, ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay afduub ku haysato xildhibaan Ibraahin Maxammed Jaamac oo
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay Dablay hubeysan ay dad shacab ah ka afdtuubteen deegaanka Carrooley, sida ay sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Dadka
Waraysigan ay Musharax Madaxweyne Xildhibaan Marwo Foosiyo Yusuf Xaaji Adan siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,waxay kaga warantay Sababaha iyo Dhibaatooyinka u muuqday ee ka jira Somaliya una
Shirkada Diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa goordhoweyd soo saartay qoraal ay ku shaacineyso in duulimaadyadii Addis Ababa ee garoonka Bole International Airport la leexiyay, sababo la xiriiro isbedel