Wasiirka arimaha godaha Somaliland ayaa horay uGu hanjabay inuu dagaal ku qaadi doono cidii aan u hogaansamin amaradiisa ku aadan in la joojiyo dagaalka gobolka sool.Balse shalay ayey
Xubnaha ka socda saddexda qaybood ee dowladaha Soomaaliya,Kenya iyo hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa sheegay in xerada qaxootiga Dhadhaab dadka ku jira ay kala bar dhamaadka
Cawad axmed Cashare wuxuu ka mid yahay siyaasiyiin somaliyeed ee hadda nool kuwa uGu waaya aragsan ,waraysigan kuu siiyey golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed,caawa oo ay tahay
waxaana si rasmi ah uga furmay isla 22/6/16 shirka ay u yimaadeen madaxda madasha wada tashiga qaran .Shirkaasi oo la filaayo inuu noqdo ka uGu dambeeya shir ay
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Bari C/samad Maxamed Galan iyo ciidamo uu horkacayo ayaa maanta la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bari, iyadoo ciidankiisa ay aad u hubeysan yihiin.
Al-Shabaab ayaa jidka u galay kolonyo ay la socdeen ciidamada Kenya oo marayay deegaan ku dhow degmada Mandhera ee gobolka waqooyi Bari Kenya. Weerarka ayaa ka dambeeyay markii