Wararka
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in maanta oo ay taariikhdu tahay 31ka July 2019 uu dhaqan galayo go’aankii ay ku dhimayeen mushaarka Ciidamada Kenya qeybta ku jirta AMISOM.
Read More
Wararka
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay inuu ka baaqday Safarkii ku aadi lahaa magaalada Kismaayo, halkaasoo lagu waday inuu kaga dhawaaqo
Read More
Wararka
Kulan u dhexeeyay guddiga qabanqaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo oday dhaqameedyada Cadaado ayaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday. Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa u sheegay guddiga in
Read More
Wararka
Ciidamo cusub oo ka amar qaata Madaxweynaha Jubbalad Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay la wareegeen ammaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka
Read More
Wararka
( Kalshaale ) Maxkamadda ciidammada Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday askari ku eedeysnaa inuu fududeeyay weerar lagu dilay bishii February ee sannadkan maareyihii ajanabiga ahaa
Read More
Wararka
https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2174306079540244/
Read More
Wararka
https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/2349656031737610/
Read More
Wararka
https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/460938861126929/
Read More
Wararka
https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1548912775245099/
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo muddo labo sanno ah
Read More
Wararka
Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh ayaa xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow uu nool yahay, islamarkaana
Read More