Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ aqoonyahan Ismacil diiriye gama’diid(dhegaweyne)ayaa ka waramay khayraadka kala duwan ee dalka somaliya

IMG_3333 (1)Waraysigan uu Aqoon yahan Ismaciil Diiriye Gamadiid (Dhegaweyne) uu siiyey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed ,wuxuu aad ugaga waramay khayraadka kala duwan ee dalka somaliya sida Badda,,Dhulka dushiisa iyo macdanaha dhulka hoostiisa ku jirta.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay dhibaatooyinka loo geystey dhirtii kala duwaneyd ee ka bixi jirtey dalka somaliya iyo wasakhda haraaga wershadaha dalalka waaweyni ku shubaan badda somaliya iyo dhibaatooyinka ka dhashay.

Weriye   Maxamed Xasan (DHEGOOD)

 

One Comment

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *