Dhegeyso ,Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Mudane SAACID oo waraysi siiyey Golaha 1960
|Rasiisal wasaarihii hore ee somaliya Mudane Abdi Farax Shirdoon(SAACID) ,ayaanu ka waraysanay waxqabdkii dowladii ugu horeysey ee somaliyee oo aan ku meelgaar ahayn ee uu Raiisal wasaaraha ka ahaa,sidoo kale wuxuu ka hadlay doorkii uu ku lahaa mashaariicda horumarineed ee ay maanta puntland ku naalooneyso ,sida Jaamacadda Maakhir iyo Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe,
Sidoo kale Mudane Saacid wuxuu si guud uga hadlay arimaha siyaasadda ee somaliya ee ku aadan mustaqbalka somaliya 2016ka.
Waraysiga waxaa qaaday MR DHEGOOD
One Comment
mansha allaah rasalwasaarii hore ee somaliyed iyo waraysiga ay wareysteen codka golaha shacabka oo ay shegen in uu wax u qabtay pl balse uusan waxba u qaban gobalka gedo oo uu ka soo jeedo balse waxan leyahay insha allaah ku so noqo saxada siyasada ama hogaminta wadanka insha allah