Weriye Cabdilaahi oo barnaamij gaara ka diyaariyey jubbaland guud ahaan iyo sidoo kale warbixintii Axmed madoobe ka jeediyey magaalada kismaayo ka dib shirkii magaalada muqdisho.
Bulshada reer puntland ee ku nool woqooyiga America ayaa ku bogaadiyey go’aanka wefdigii puntland ee uu hogaaminayey madaxweyne DR Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ,Go’aankaasi oo ku salaysan iney
Madaxweynaha dowladda puntland ayaa shir jaraa id ku qabtaya magaalada Muqdish uu ku diidan yahay qoraalka ka soo baxay xafiiska ra iisal wasaraha Cumar Cabdirashiid kaa soo
qodobada ka soo baxay xafiiska Raiisal wasaaraha 1- In aqalka sare la dhaariyo lana dhiso intaan aqalka hoose la shisin In aqalka hoose lagu dhiso qaab 4.5 ah
Ka dib shirkii lagu kala tegey maanta ee madasha wadatashiga qaran ee ay isugu yimaadeen madaxda dowladda federalka ,madaxda dowlad goboleedada iyo iyo madaxda UNta ururada kale iyo
baarlamaanka k/G oo dhisan mudo ka yar bil ayaa durbadiiba waxaa soo if baxaya kalsooni darada ka dhex aloosan baarlamaanka iyo madaxweyne shariif.kaa soo ay ku ee daynayaan xil
Qarax xoogan oo loo adeegsadey baabuur walxaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa lagu weeraray baarar ku yaala xeebta LIIDO ee magaalada Muqdisho. ka dib qaraxyadaasi waxaa gudaha u galay
Waxaa saaka ka dhacday munaasabad lagu ambabixinaayey ciidamadii uGu horeeyey ee dalka Jabuuti u soo dirtay dalka somaliya oo ka mid noqday ciidamada AMISOM,kuwaasi oo joogey gobolka Hiiraan. Wefti
Ka dib hungowgii iyo go’aan la’aantii shirkii madasha wadatashiga magaalada kismaayo,ka dhashay waxay dib ugu kala dhoofeen madaxdii ka qayb gashay maamuladii ay ka soo dhoofeen ,halka hogaamiyayaasha
Ifafaalaha hordhaca ahaa ee muujinaayey in heshiis laga gaadhay ayaa noqday mid somaliyi ku hungowdey ka dib markii saaka ay diyaaradaha kala raaceen wufuudii ku shireysey guriga martida