Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Wasiirka
|Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Wasiirka Kalluumaysiga Maamulkaasi Puntland Maxamuud Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Cabdirasaaq Jaamac.
Hoos ka aqriso Warqadda shaqa joojinta