waraysi/ musharax madaxweyne df somaliya marwo foosiya yusuf xaaji adan sababaha ku kalifey musharaxnimadeeda,qorshaheeda wax qabasho iyo dhibaatada nooca doorasho ee–
|Waraysigan ay Musharax Madaxweyne Xildhibaan Marwo Foosiyo Yusuf Xaaji Adan siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,waxay kaga warantay Sababaha iyo Dhibaatooyinka u muuqday ee ka jira Somaliya una baahan in haddaii ay ku guuleysato ay diyaar u tahay sidii ay wax uga qabato arimahaasi.Sidoo kale waxay ka warantay khayraadka kala duwan ee ilaahay Dalka Somaliya ku manaystay ee ay ka gaajoonayso,
Sidoo kale Musharax madaxweyne marwo Foosiyo X Yusuf Adan ka warantay dhibaatooyin hortaagan in Somaliya laga qabto doorasho ay ku soo baxaan hogaamiyayaal wanaagsan oo dalka ka saari kara dhibaatooyinkan ku habsadey—-