Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweynaha jubbaland ayaa furay kal fadhiga baarlamaanka jubbaland

jubMadaxweeynaha Jubaland Axmed Max’ed Islaam ayaa maanta furay kalfadhigii labaad oo ay yeeshaan mudaneyaasha baarlamanka Jubaland.Mudaneyaasha baarlamanka Jubaland oo uu shir gudoominayay gudoonka baarlamanka Mudane Cabdi Max’ed C/raxmaan ayaa maanta isugu yimid xarunta baarlamanka Jubaland, ayadoo uu kulankaasi kasoo qeybgalay madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam.Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay gudoonka baarlamanka, wuxuuna sheegay in kulanka maanta uu yahay kalfadhigii labaad kulankiisii 1-aad, wuxuuna xusay in uu daahfuri doono madaxweeynaha, isagoo sheegay in baarlamanka ay horyaallaan arimo badan oo uu ka doodi doono, kana codsaday mudaneyaasha in ay soo xaadiraan kulamada.Intaa kadib waxaa madasha khudbad dheer ka jeediyay madaxweeynaha Jubaland oo mudaneyaasha baarlamanka uga warbixiyay siyaasadda guud ee dalka iyo tan Jubaland.Madaxweeynaha ayaa faahfaahin ka bixiyay shirkii madasha qaran ee lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, isagoo sheegay in shirkaasi uu ahaa mid guul kusoo dhamaaday, wuxuuna xusay in Soomaaliya ay mar walba tallaabo hore u qaadeeyso, nidaamka baarlamanka lagu soo xuli doono sanadkanna uu noqon doono mid ka wanaagsan kii hore.Madaxweeynaha ayaa sheegay in intii uu socday shirkii madasha laga dooday arimo badan islamarkaana meesha laga saaray waqti-kororsi, isagoo xusay in arimaha sida weyn looga dooday ay ka mid ahayd maqaamka –

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *