waraysi /taliyaha ciidamada daraawiishta Puntland janaraal siciid maxamed xirsi oo waraysi siiyey golaha1960 ka dib xorayntii magaalada qandala
|waraysigan uu siiyey taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Janaraal Siciid Maxamed Xirsi golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ka dib xorayntii magaalada Qandala ee ciidamada Puntland kaga xoreeyeen ururka argagixisada ee Daacis ayuu aad ugaga waramay qaabkii ay uGu guuleysteen ciidamada Puntland dagaalkaasi.
Sidoo kale wuxuu aad uga waramay dagaalada lagula jiro Alshabaabku ku dhuumaalaysta buuraha Golis,xaaladda Abaaraha ee ka Jira Puntland , xaalada amni iyo meesha ay marayso nabadaynta magaalada Gaalkacayo