Alshabaab oo weerartay shaldhig ciidamada Kiiniya leeyihiin
|Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya ina ururka Alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Amison siiba kuwa Kiiniya ku leeyihiin Ceelcade oo u dhow xuduuda somaliya iyo Kiiniya u dhexaysa ee gobolka Gedo
Waxay sheegayaa wararka ay ururka alshabaab sii daayeen ,in Gaari ay walxaha qarxa ka soo buuxiyeen ay ku dhufteen albaabka hore ee xerada ,ka dibna ay gudaha u galeen xeradaasi kuna dileen ciidamo badan kuna gubeen gaadiid kuwa dagaalka ah xeradaasi .Waa markii uGu horeysey oo xero ciidanka Kiiniya ee ka tirsan Amison ay leeyihiin ururka al shabaab weerar noocan ah ka geystaan.