gudoomiyaha baarlamaanka ayaa casho sharaf sagootin ah ugu sameeyey raiisal wasaare cali maxamed geedi iyo wefti la socdey
|Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhoobodaareed ayaa Xalfad Sagootin iyo Casho Sharaf ah Usameeyey Raysalwasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Waxaa Kulanka Kaqayb Galay Suldaanka Guud Ee Beelaha Harti , Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan.Wariye Axmed Bootaan – Dabaraani Media Inc –
Posted by Dabaraani Media Inc on Tuesday, January 29, 2019