magaalada baydhabo oo lagu xusay 20 sano guuradii ka soo wareegtey ururkii r r a (shaati guduud)
|Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20 sanno guuradii ka soo wareegtay aas-aaskii Ururkii Aar Aaree masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaana ka qaybgalay.Xasan Kulmiye
Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Thursday, June 6, 2019