xildhibaano ,afhayeenka madaxweynaha puntland ,saraakiil iyo shacab badhan oo soo dhoweeyey ciidamo somalidiidka ka soo baxay
|Banaanbax ka dhacay Magaaladda Badhan oo ay isugu soobexeen shacabka magaaladaas ayaa waxaa lagu taageerayey Ciidamadii ka soo goostay maamulka Somaliland ee Gobolka Sanaag kuwaas oo kusoo biiray Ciidamadda Puntland Soojeediye:- Hassan Dhegayare
Posted by Puntland State TV on Friday, August 23, 2019
Daawo: Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani oo lahadlay ciidamada guutada 117 ee maanta kasoo wareegtey Soomaaliland ayaa bogaadiyey go'aanka geesinimadaleh ee ay qaateen, waxaa uu la dar-daarmay, bogaadiyey oo aamnay Saraakiisha ciidanka hogaaminaysey oo uu ugu horeeyo G/Sare Yasiin Cismaan Saalax oo hormuud u ahaa isbedelkaasi. Sidoo kale Af-hayeen Jaamac Dabaraani ayaa salaan iyo bogaadin ciidamada kasoo gaadhsiiyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Ahmed Nadaara Dabaraani Media Inc
Posted by Dabaraani Media Inc on Friday, August 23, 2019