bar-bulshada/barnaamijkan oo ku saabasan dhismaha qoyska dr siyaad hilowle cabdi iyo golaha1960
Barnaamijakan DHISMAHA QOYSKA IYO BARBAARINTA CARUURTA.oo taxana ah kana baxa golaha1960, golaha codka shacabka soamliyeed barnaamijka oo qoysaska somaliyeed ku dhaqanka aqoonta uu xambaarsan yahay faiido balan u leedahay sidii ay u dhisan lahaayeen qoys aasaaskiisu wanaagsan yahay sida ugu wanaagsana ay barbaarin lahaayeen caruurtooda.haddii ay si toosa u raacaan talooyinka cilmiyeed ee uu Dr Siyaad uga gudbiyo somalida golaha1960.
Weriye Eng,cabdulqaadir
Weriye Eng,cabdulqaadir

