Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ka bixitankooda Afghanistan uusan ka dhignayn in ay faraha kala baxayaan dagaalka ay kula jiraan kooxaha argigixisada ee dalkaas ku sugan. Xoghayaha warfaafinta
Raysal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay doorashada u qorsheeyeen in ay ku bixi doonto 26 malyan oo dollar, isagoo sheegay in dhaqaalahaas ay ka
Guddiga doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa maanta ka hor yimid dalab ka yimid ururada siyaasada Puntlad, kuwaas oo doonaya in dib loo dhigo doorashooyinka dowladdaha hoose ee nidaamka xisbiyada
Waxay sheegeen siyaasiyiinta Somaliland in ay aayahooda ka tashanayaan islamarkaana ay qabsanayaan doorasho hufan. Halkaan hoose ka akhriso qoraalka ay soo saareen:-
War Saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa ay ku sheegeen in habraaca doorashada uu baalmarsan yahay dastuurka iyo heshiiskii doorasho ee la gaaray 27 May ee