Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay guddiga isku keenista madaxda dowladda
Sida cad qoraalka Aqalka Sare, guddigan ayaa ka shaqeyn doona qabsoomidda shirka looga arrinsanayo hannaanka lagu geli doono doorashooyinka qaranka ee 2020/2021, si loo helo hab iyo hannaan raalli la isaga yahay oo doorashada lagu galo.




