waraysi/waraysi aad u xiiso badan oo uu la wadaagey Prof Jibriil Ow Cali golaha 1960
Waxaa waraysi xiisa badan siiyey Golaha 1960 golaha codka shacabka somaliyeed Prof Jibriil Cali Ow Maxamed .Waraysigaasi oo uu kaga hadlay dhinacyo badan ,sida wadada qaloocan ee ay dowladdu u maamushay qaabka uu noqonayo baarlamanka somaliya sanadka 2016ka iyo weliba sida uu u arko qaab siyaasadeedka dalku hadda ku socdo Warasiga waxaa qaaday WERIYE ; YALAX
