Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ prof: xasan cabdi kaynaan , heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray nidaamka waxbarashada dalka somaliya ilaa wakhtigii gumeysiga .

Waraysigan uu siiyey Prof: Xasan Cabdi Kaynaan Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu aad uga waramay rukumada aasaaska u noqon kara qaab waxbarasho oo guuleysta sida looga hirgelin karo dalka Somaliya.

Sidoo kale Wuxuu wakhti dheer ka hadlay labadii qaab waxbarasho ee ay inoo dhisee labadii dal ee somaliya gumeystey iyo wakhtigii dheeraa ee ay dowladu gelisey midayntoodii .Guushii balaarneyd ee laga gaarey qoridii Afka somaliga iyo qaabkii aasaaska waxbarashada loo dhisay wakhtigii kacaanka. Asaasidii Jaamacada ummadda  Somaliyeed   iyo dhibaatooyinkii Dowlada Talyaanigu ku haysey.

Sidoo kale Wuxuu ka waramay Farqiga u dhexeeya dinaca waxbarashada dowlad federal ah iyo dowlad hal meel laga xukumo, Muranka Puntland iyo Dowlada Federalka ah ee Dhinaca waxbarahada.

Weriye Dheg

o

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *