waraysi/Wasiirka wasaaradda dekedaha iyo la dagaalanka burcad badeeda Mudane Cabdullahi Jamac Saalax ,golaha1960 Mohamed Hassan | May 30, 2016 | Wararka, Waraysi | No Comments Wasiirka Dekedaha iyo la dagaalanka burcad badeeda Mudane Cabdullahi Jamac Saalax ayaa waraysi siiyey Golaha 1960 .golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu kaga warbixiyey balaarinta dekeda Boosaaso ,mushruuc maalgashi oo ay ganacsato u dhashay dalka Sacuudi Carabiya ay ka samaynayaan Gobolka Mudug sida dekeda garacad iyo mashaariic kale oo iyana laga hirgelinaayo isla Gobolkaasi Mudug.Xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Puntland Weriye Dhegood Related Posts Abwaan Hargeysa Ku Sugan Oo Si Kulul Uga Qayliyay Xeerka Qowmu-luudka Oo Golaha Shacabka Soomaaliya. No Comments | Nov 27, 2022 xujeydii ugu horeysey sanadka 2018 ayaa diyaarada ocean ka qaaday madaarka hargeysa No Comments | Aug 1, 2018 Wasiir ku xigeenka Deegaanka Puntland ayaa daahfurtay hababka xog ururinta iyo baahiyaha aqooneed ee No Comments | Nov 3, 2020 dowlada somaliya oo war ka soo saartay khasaarahii uu geystey qaraxii ka dhacay magaalada muqdisho No Comments | Jan 8, 2020 About The Author Dhegood Add a Comment Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment:*Name:* Email Address:* Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.