waraysi/ aqoonyahan cumar ugaas oo ka hadlay xanuunka dhimirka (xanuunka maskaxda) iyo astaamaha lagu garto
Aqoonyahan Cumar Ugaas oo bartay cilmi nafsiga ayaa waraysigan ku faahfaahiyey Xanuunka Dhimirka.(xanuunka Maskaxda ku dhaca ,WAALIDA.) .Siyaabaha lagu garto iyo qaybaha ka duwan ee xanuunkaasi u qaybsamo. Waraysigan Aqoonyahan Cumar Ugaas wuxuu si faahfaahsan ugu soo bandhigay siyaabaha kala duwan ee qofka xanuunsanaya loo caawin karo sida Dhakhtarada,dadka cimi nafsiga bartay iyo xanaanada ay dadkaasi u baahan yihiin..
Weriye Abwan Maxamud.
