agaasimaha warfaafinta madaxtoobayada puntland mudane cabdirashiid jibriil oo lagu soo dhoweeyey magaalada ceelbuh
|Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril
Agaasimaha Warfaafinta, wacyigalinta Hidaha iyo Dhaqanka Madaxtooyada Dowladda Puntland, ahna Musharx Xildhibaan Golha wakiilada Dowladda Puntland 2019 Abwaan Abdirashid Yusuf Jibril, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 18 October 2018 waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Ceelbuh.Abdalla Guure
Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Thursday, October 18, 2018