Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Akhriso Shirka Golaha Wasiirada Puntland ee maanta oo lagu Taageeray Go’aankii GIDG & Arimo kale.

Shirka Golaha Wasiirada dawladda Puntland ayaa maanta 01 Nev 2018 looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Taageeridda go’aankii GIDG iyo Ansixinta Siyaasadda Shaqada iyo Shaqaalaha iyo sidoo kale Siyaasadda Horumarinta Dhalinyarada.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *