Madaxweyne Deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
|Madaxweyne Deni oo la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Ergeyga Qarmada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan.
Posted by Puntland State House on Monday, July 8, 2019