Wararka
Madaxweynaha Dawladda Itobiya Sahle Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhindoona dalkaasi Itoobiya Danjire Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee SEIT oo ka kooban 8 xubnood. Maamulka Puntland
Read More
Wararka
Qoraal war gelin ah oo mar kale ka soo baxay Guddiga Qaranka Tacliinta Sare ee wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ayaa loogu yeeray qaar ka mid ah Jaamacadaha ka
Read More
Wararka
Wasiirka Arrimaha Diinta ee Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii difaacay amar muran dhaliyey oo lagu xaddiday mugga dhawaqa sameecadaha Masaajidada, isaga oo sheegay inuu ka dhashay cabasho ka timid
Read More
Wararka
Musharaxiinta Hawiye oo Rooble u gudbiyey magacyada xubno cabasho laga qabo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay xubno ka tirsan Golaha Midowga Musharrixiinta beelaha HWIYE
Read More
Wararka
Ciidanka amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa howgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen buuralayda gobolka Bari waxay sheegeen in ay ku dileen Sarkaal Ajnabi ah oo ka
Read More
Arrimaha-Bulshada
Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Dalka.
Read More