Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

madaxweynaha puntland oo magacaabay xubnaha guddiga doorashada/

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee SEIT oo ka kooban 8 xubnood.

Maamulka Puntland ayaa noqday maamulkii labaad ee soo magacaaba Guddiga labada heer ee doorashooyinka, iyadoo Jubbaland aheyd maamulkii u horreeyay.

Dhowaan ayaa shir lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho waxaa laga gaaray heshiis sidii dalka Soomaaliya ay uga dhici lahayd doorasho.

madaxweynaha puntland oo magacaabay xubnaha guddiga doorashada

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *