aqoonyahan Anwar maxamed diriye//sidee loo xushaa hogaamiye wanaagsan
|
Ummad walba oo aduunka ku nooli waxay u baahan tahay iney hesho hogaamiye wanaagsan oo ku hogaamiya tubta toosan ee ay horumar ku gaari karaan sinaan iyo cadaaladna ku dhaqa.hadaba hogaamiyayaasha dalalka aduunyadu waxay u qaybsamaan kuwo Boqortooyo ah ,kuwo la doorto iyo kuwo xoog ku qabsada hogaanka ,
Si hadaba ay bulsho ka mid ah bulshooyinka aduunku u hesho hogaamiye wanaagsan waxaa haboon in laga helo hogaamiyahaasi arimaha soo socda sida uu qabo Aqoonyaha Anwar Maxamed Diriye.