Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baaq,tacsi/odayaasha iyo maamulka golaha1960 ayaa baaq iyo tacsi ka diray dhabaatada dhibaatadii qaraxii muqdisho

Golaha1960 maamulkiisa iyo odayaashiisa ayaa ummadda somaliyeed uga tacsiyeeyey dhibaatadii uu geystey qaraxii weynaa ee ka dhacay isgooska SOOBE ee magaalada Muqdisho.Kuna guubaabiyey dadka somaliyeed iney ka geystaan gurmad iyo gargaar ay ku caawinayaan dadka ku dhibaatoobey QARAXAAS .

Weriye  Wardheere

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *