barnaamijka bulshada//aqoonyahan wardheere oo warbixin ku saabsan tahriibta la wadaagey golaha 1960
Barnaamijkan bulshada oo ku saabsan TAHRIIBTA waxaa inoo diyaariyey Aqoonyahan WARDHEERE,war bixintan oo uu si cilmiyan ah uu ugu soo bandhigay Wardheere bulshada somaliyeed ku saaban ;maxay dadka somalidaayi uga tahriibayaan dhulkooda.
